I am (aay aam) waa aniga, waan ahay you are (yuu aar) waa adiga, waad tahay; waa idinka, waad tihin he is (hii iz) waa isaga, wuu yahay she is (shii iz) waa iyada, way tahay we are (wii aar) waa anaga, waanu nahay they are (THey aar) waa iyaga, way yihin
I have (aay haav) waan heysta, waan qabaa you have (yuu haav) waad heysata, waad heysatan he has (hii haaz) wuu heysta she has (shii haaz) way heysata we have (wii haav) waanu heysana they have (THey haav) way heystan
The Simple Present is used for descriptions and for referring to habitual actions in the present. For example:
The sun is hot. Qoraxdii waa kulushahay. We are happy. Waanu faraxsan nahay.
home (hoom) guri guitar (gitaar) gitar wood (wUd) alwaax paper (peyper) warqad gold (goold) dahab money (manii) lacag English (Ingglish) Ingirisi Italian (Itaalyen) Talyaani and (aand) iyo
right (raayt) sax, saxsan wrong (rong) khaldan, khalad happy (haapii) faraxsan sad (saad) murugo, tirayeysan early (erlii) goor-hore, wakhti hore late (leyt) goor-dambe, wakhti dambe hungry (hanggrii) bahan, gaajo thirsty (therstii) haraad, oon hot (hot) kulul, kulayl beautiful (biuutifUl) qurux-badan, quruxsan, qurxoon strong (strong) adag, qawii, kakan clever (klever) xariif lucky (lakii) nasiib ready (redii) diyaar often (ofen) inta badan, sida badan
Exercise 1. Translate into Somali:
1.He is right. 2.She is happy. 3.They are thirsty. 4.I am hungry. 5.We are ready. 6.He is clever. 7.She is strong. 8.You are wrong. 9.I have money. 10.She has food. 11.We have water. 12.He has fish.
bring (bring) gey, ken drink (dringk) cabbid, cab, cabbitaan, sharaab eat (iit) cunid, cun leave (liiv) ka tagid open (oopen) furid, furan sell (sel) iibsid, iibsid-gadid understand (anderstaand) garasho, fahmid want (wont) rabid work (werk) shaqo
In the Simple Present, verbs used with he or she usually add the ending s.
For example:
I open (aay oopen) waan furaa you open (yuu oopen) waad furtaa, waad furtaan he opens (hii oopenz) wuu furaa she opens (shii oopenz) way furtaa we open (wii oopen) waanu furnaa they open (THey oopen) way furaan
Some verbs change their spelling when the ending s is added:
Verbs ending in the letters o, ch, s, sh, x or z add e before adding the ending s.
For example:
I do (aay duu) waan sameya you do (yuu duu) waad sameysa, waad sameysan he does (hii daz) wuu sameya she does (shii daz) way sameysa we do (wii duu) waanu sameyna they do (THey duu) way sameyan
I wash (aay wosh) waan mayra, waan dhaqa you wash (yuu wosh) waad mayrta, waad mayrtan he washes (hii woshez) wuu mayra she washes (shii woshez) way mayrta we wash (wii wosh) waanu mayrna they wash (THey wosh) way mayran
Here are some other examples:
catch (kaach) qabasho finish (finish) dhammayn, idlayn go (goo) bixid, tagid kiss (kis) dhunkasho teach (tiich) bar, barasho watch (woch) daawosho, fiiris
Verbs ending in a vowel followed by y usually add s when used with he or she.
For example:
buy (baay) iibsi, gadasho he buys (hii baayz) wuu iibsada
play (pley) ciyaar, dheel, dheelid she plays (shii pleyz) way ciyaarta
However, if a verb ends in a consonant followed by y, the letter y is changed to ie before the ending s is added.
For example:
I carry (aay keyrii) waan qaada, sida you carry (yuu keyrii) waad qaada, waad qaadan he carries (hii keyriiz) wuu qaada she carries (shii keyriiz) way qaada we carry (wii keyrii) waanu qaadna they carry (THey keyrii) way qaadan
Exercise 2. 1.They are sad. 2.She is beautiful. 3.We are hot. 4.He is lucky. 5.You are clever. 6.We are strong. 7.You are happy. 8.I am right. 9.You have paper. 10.They have wood. 11.You have gold. 12.He has meat.
I am (aay aam) waa aniga, waan ahay you are (yuu aar) waa adiga, waad tahay; waa idinka, waad tihin he is (hii iz) waa isaga, wuu yahay she is (shii iz) waa iyada, way tahay we are (wii aar) waa anaga, waanu nahay they are (THey aar) waa iyaga, way yihin
I have (aay haav) waan heysta, waan qabaa you have (yuu haav) waad heysata, waad heysatan he has (hii haaz) wuu heysta she has (shii haaz) way heysata we have (wii haav) waanu heysana they have (THey haav) way heystan
Hadalka Qaabka Xaalad Sahalani waxaa loo isticmaalaa qeexidda iyo falka caadiga ah ee xaalada la joogo.
Tusaale:
The sun is hot. Qoraxdii waa kulushahay. We are happy. Waanu faraxsan nahay.
home (hoom) guri guitar (gitaar) gitar wood (wUd) alwaax paper (peyper) warqad gold (goold) dahab money (manii) lacag English (Ingglish) Ingirisi Italian (Itaalyen) Talyaani and (aand) iyo
right (raayt) sax, saxsan wrong (rong) khaldan, khalad happy (haapii) faraxsan sad (saad) murugo, tirayeysan early (erlii) goor-hore, wakhti hore late (leyt) goor-dambe, wakhti dambe hungry (hanggrii) bahan, gaajo thirsty (therstii) haraad, oon hot (hot) kulul, kulayl beautiful (biuutifUl) qurux-badan, quruxsan, qurxoon strong (strong) adag, qawii, kakan clever (klever) xariif lucky (lakii) nasiib ready (redii) diyaar often (ofen) inta badan, sida badan
Layli 1. U bedel Somali:
1.He is right. 2.She is happy. 3.They are thirsty. 4.I am hungry. 5.We are ready. 6.He is clever. 7.She is strong. 8.You are wrong. 9.I have money. 10.She has food. 11.We have water. 12.He has fish.
bring (bring) gey, ken drink (dringk) cabbid, cab, cabbitaan, sharaab eat (iit) cunid, cun leave (liiv) ka tagid open (oopen) furid, furan sell (sel) iibsid, iibsid-gadid understand (anderstaand) garasho, fahmid want (wont) rabid work (werk) shaqo
Qaab Xaalad Sahlan, falka ay la socodaan he ama she sida badan raaci s.
Tusaale:
I open (aay oopen) waan furaa you open (yuu oopen) waad furtaa, waad furtaan he opens (hii oopenz) wuu furaa she opens (shii oopenz) way furtaa we open (wii oopen) waanu furnaa they open (THey oopen) way furaan
Falalka qaarkood wuu isbadalaa hingaadoodu marka la raaciyo s:
Falalka ku dhamaada xurufaha o, ch, s, sh, x ama z raaci e, s hortooda.
Tusaale:
I do (aay duu) waan sameya you do (yuu duu) waad sameysa, waad sameysan he does (hii daz) wuu sameya she does (shii daz) way sameysa we do (wii duu) waanu sameyna they do (THey duu) way sameyan
I wash (aay wosh) waan mayra, waan dhaqa you wash (yuu wosh) waad mayrta, waad mayrtan he washes (hii woshez) wuu mayra she washes (shii woshez) way mayrta we wash (wii wosh) waanu mayrna they wash (THey wosh) way mayran
Halkan waxaa tusaale noqon kara:
catch (kaach) qabasho finish (finish) dhammayn, idlayn go (goo) bixid, tagid kiss (kis) dhunkasho teach (tiich) bar, barasho watch (woch) daawosho, fiiris
Falal ee ku dhamaado shakhal-dheere oo ay raacdo y, raaci s markaad isticmaalayso sida he ama she.
Tusaale:
buy (baay) iibsi, gadasho he buys (hii baayz) wuu iibsada
play (pley) ciyaar, dheel, dheelid she plays (shii pleyz) way ciyaarta
Lakiin haddii fal ku dhamaado shibanne oo ay raacdo y, xarafka y waxaa isku badali ie, s hortooda.
Tusaale:
I carry (aay keyrii) waan qaada, sida you carry (yuu keyrii) waad qaada, waad qaadan he carries (hii keyriiz) wuu qaada she carries (shii keyriiz) way qaada we carry (wii keyrii) waanu qaadna they carry (THey keyrii) way qaadan
Layli 2. 1.They are sad. 2.She is beautiful. 3.We are hot. 4.He is lucky. 5.You are clever. 6.We are strong. 7.You are happy. 8.I am right. 9.You have paper. 10.They have wood. 11.You have gold. 12.He has meat.